Somali News

DAAWO:WARAR Deg Deg ah Sirta Wararka laga faafiyey Farmaajo & Kheyre, Kenya oo weji kale u yeeshay Xiisadda iyo…

Kulanti Wanaagsan dhamaan Akhristayaasha kismaayo24.COM kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Somalia.

Wararka ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Kenya oo weji kale u yeeshay Xiisadda kala dhexeysa Soomaaliya, Maxaa ka jira in Khilaaf uu soo kala dhex galay Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre? Iyo Qodobo kale oo Xiiso leh.

Related posts

Dhagayso:- Fah Faahin Duqaymo Diyaradaha Kenya ka Geeysten Gobalka Hiraan

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Mid ka Mid ah Ergada Beesha Murasade oo lagu toogtay Afaafka Hore ee Xarunta Doorashada Cadaado iyo Kala Carara ka dhacay Goobta Doorashada

Tifaftiraha K24

DAAWO+AQRISO: Wareysi dheer oo lala yeshey Madaxweyne Gaas oo uu dhinacyo badan uga hadley

admin