Animation

Daawo+Sawiro:- Jaaliyada Puntland ee Dalka Finland, ayaa waxa ay Qalab kala duwan oo ku jira Kunteenar ku wareejisay Jaaliyada Puntland ee Dalka Ingriiska

no responses
Thursday October 1, 2015 - 6:36 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Munaasabada lagu kala wareegayay agabkaan loo wado Puntland, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Mas’uuliyiin kala duean oo ka socday Jaaliyadaha Punland ee Qaarada Yurub.

Dr. Maxamed Alta iyo Gudoomiye Ku-xigeenka Dallada Jaaliyada Puntland ee Finland Maxamuud Shiinle ayaa qalabkan Caafimaad ee ku jira kunteenarka waxa ay wareejiyay Labo Gabdhood oo wakiil ka ahaa Jaaliyada Puntland Dalka Ingriiska oo magacyadooda kala ahaa Ayaan Sheekh Xasan iyo Muxubo Cali Ciise.

Munaasabadan ayaa sidoo kale waxaa Goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Denmark Faarax Ciise iyo waxgarad kale. IMG_31954 IMG_31994 IMG_32054 IMG_32164 IMG_32263 IMG_32284 IMG_32303 IMG_32344

Facebook Comments