Somali News

DAAWO:Reer Garowe oo ka jawaab Celiyey hadal kasoo yeeray Wasiir Goodax Barre

Kadib markii uu ku dhawaaqay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada dowladda federaalka Soomaaliya Cabdilaahi Goodax Barre in aysan ardayda Puntland siin doonin Wasaaraddu shahaadada dugsiga sare ee dalka isla markaasna laga rabo Puntland inay soo marto hanaanka imtixaanka shahaadiga ah ee ay qaado Wasaaradu ayaa waxaa hadalka Wasiirka ka hadlay shacabka ku nool gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

Shacabka iyo ardayda wax ka barata Puntland oo aragti kala duwan ka bixiyey hadalka Wasiirka ayaa sheegay in Wasiir Goodax iyo dowladda Puntland labadaba laga rabo in ay wada shaqeeyaan oo ay kawada hadlaan danaha Waxbarasho ee dalka balse aysan muhiim ahayn in masiirka ardayda lagu tunto.

 

Related posts

Dhagayso;- Maxkamadda Darajada koobaad ee gobolka nugaal oo Xukuntay eedeysane yaal loo geystay Jariif

Tifaftiraha K24

Daawo: Maxay ka wada hadleen Ra’isul wasaare kheyre iyo Wafdigii ka socday UN-ka ee Maanta Muqdisho yimid

admin

SAWIRO: Wasiir Sabriye oo la kulmay Sheekh Shaakir iyo Kulamo Xasaasi ah oo…

admin