Somali News

Daawo:Maxaadan ogeyn oo ka soo baxay kulan xasaasi ah oo dhexmaray ra’isul wasaare kheyre iyo amb stephen schwartz ??

Ra’isul wasaaraha xukuumadda soomalia mudane xasan cali kheyre ayaa kulan la qaatay afiirka Mareykanka ee Somalia amb stephen schwartz .

Kulanka wuxuu ka dhacay xafiiska ra’isul wasaaraha xukuumadda mudane xasan kheyre.

Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka ka ka dhaxeeya soomalia iyo mareykanka iyo taageerada dowladda mareykanka ay siiso soomalia.

“Waxaan qaabilay Amb Stephen Schwartz, waxaan kala hadlay Tayeynta Ciidanka Qalabka Sida ,Gurmadka Abaaraha iyo la Dagaalanka Argagaxisada” ayuu yiri ra’isul wasaare kheyre.

Dhankiisa danjiraha wuxuu sheegay in ra’isul wasaaraha soomalia ay ka wada hadleen arimaha ammaanka iyo abaaraha.

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda dhaqan gelinta heshiiska nabadda dalka Koonfurta Suudaan(SAWIRRO)

admin

Maxaa iska badalay abaabulkii Madaxweyne Axmed Madoobe ka Waday Jubbaland

Mohamed Abdirashid Abaajo

War Cusub: Booliska Dalka Britain oo Baaritan ku haaya Qofka ka dambeeya Dil Shalay loo geystay Haweyney ka tirsaneyd Baarlamanka Dalka UK

Tifaftiraha K24