DAAWO:Gobolkee ayuu kasoo jeedaa ninkii dilay maareeyaha DP World ee Dekada Bosaaso

0

Sida lagu baahiyay baraha bulshada muqaal yar oo laga soo duubay ninkii shalay magaalada bosaaso ku dilay maareeyaha shirkada DP World qeybteeda Bosaaso ayaa sheegay halka oo kasoo jeedo.

Ninkaan oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa sheegay in maalmo qura oo joogo magaalada Bosaaso oo dilka ka fuliyay waxaana oo sheegay in oo ka yimid gobolka Baay.