Animation

Daawo: Xooga uu yeelan lahaa qarax xoogan oo Saakay ay ka hortageen NISA oo lasoo bandhigay

no responses
Monday February 6, 2017 - 1:36 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidamada NISA ayaa saakay aroortii waxa ay fashiliyeen qarax xoogan oo lasoo dhigay meel muqdisho kamid ah kaasi oo la doonaayay in lagu qarxiyo.

Qaraxa waxaa la soo dhigay Agagaarka  Cisbitaalka Deva ee Dagmada hodan gobolka banaadir waxaana ka war helay Ciidamada NISA oo qabtay qaraxaasi.

Sida lagu sheegay war kooban oo NISA ka soo baxay qaraxa waxaa la doonayay in lagu qal qal galiyo ammaanka muqdisho oo doorashooyin ay kusoo food leedahay maalmaha soo socoda .

Halkaan ka aqriso war kooban oo NISA ay qaraxa ka soo saartay

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ciidamada Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka waxay aroornimadii saaki abaaro 6:25am ee 6/February/2017 ka hortageen qarax miino oo argagixisada soo dhigeen waddada Taleex, agagaarka Isbitaalka Deva ee Degmada Hodan, Gobolka Banaadir.

Miinadaas oo ay argagixisadu ugu tala galeen inay ku waxyeeleeyaan bulshada Soomaaliyeed, ayaa ciidamada Sirdoonka ka warheleen, waxaana goobtaas ka howlgalay ciidamada Ka hortagga Qaraxyada ee NISA kuwaasoo si xirfadaysan u furay miinadaas ayadoon wax khasaaro ah ka dhalanin.

Arrinkan waxay ka mid tahay howlaha ciidamada Sirdoonka ay ku badbaadinayaan bulshada Soomaaliyeed, laguna fashilinaayo damaca argagixisada ay ku doonayeen inay ku waxyeeleeyaan Bulshada.

Halkaan ka daawo Sawirrada

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.