DAAWO XOGTA: Doodii Xiisaha Badned ee Laga Sameyay Shidaalka Somalia & Arimihii Ka Dhashay

0

Kadib shirkii lagu soo bandhigay sahmin lagu sameyay shidaalka degaanada xeebta Somalia ayaa waxa dood kulul ka yeeshay Dr Cabduqaadir Abiikar Xuseen oo ah agaasimaha waaxda farsamada ee wasaarada macdanta iyo kheyraadka Somalia, Prof Axmed Xasan Xaaji Faarax oo bartay cilmiga kheyraadka dhulka iyo Cismaan Xooshey oo ah aqoon yahan ku nool magaalada London.

Xubnaha ka kheyb galay dooda ayaa aragtiya kala duwan ka bixiyay baaritaanka iyo shirkii shidaalka ee lagu soo gaba gabeyay magaalada London waxana ay aad uga dooden arimaha kheyraadka gaar ahaan dhinaca shidaalka Somalia.

 HOOS KADAAWO: