Somali News

Daawo: Xildhibaanada Maamulka Labada Gobol ee Hirshabeele oo Goordhaw Jowhar lagu dhaariyay

Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe lagu soo gabo gabeeyay munaasabadda dhaarinta Xildhibaannada baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle, kaasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan.

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” ayaa goob joog ka ahaa, waxaana la dhaariyay 73, mudane, iyada oo tirada maanta hoolka ku xarootay ay gaareysay 80 Xildhibaan.

maalinta Arbacada ah waxay dooran doonaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Sabtida soo socotana Waxay dooranayaan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle State.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirro Hordhac ah

14502691_1144826402272700_1933945011083683215_n 14502899_1144827102272630_2340916567222970159_n 14600952_1144826628939344_5154173977590837302_n 14650630_1144826818939325_8474491204486283207_ndscn5963 dscn5966 dscn5976 dscn5982 dscn5991 dscn6022

Related posts

XASAASI: RW CCC Sharmarke Oo Arin Muhiim Ah Ka Dhawaajiyey (Tolow Maxay Tahay???)

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Daawo Sawirada Madaxweyne Guulled oo soo gaba gabeeyay Socdaalkii Deegaanada Bariga Mudug

admin

Top News: Maxaadan Ogeyn Oo Ay Ciidamadda Galmudug Maanta Ka Sameynayaan Magaaladda Cadaado???

Tifaftiraha K24