Daawo: Xildhibaanada Hirshabeelle oo ku Ciqaabay Madaxweyne Waare Go’aankii Shirka Kismaayo

0

Xildhibaanada Hirshabeelle oo si kulul u weeraray Madaxweynaha Maamulkaasi ee ku hungoobay go’aankii khalafsanaa ee Kismaayo ayaa waxaa ay sheegeen in dowladda federaalka ay tahay dowlad ka war qabta maamul goboleedyada dalka si gaar ah hirshabeelle waxaana xildhibaanada ay sheegeen in waare uusan matalin shacabka hirshabeelle.