Daawo: Xildhibaanada Guurtida Soomaliland oo Amar culus dul dhigay Muuse biixi kuna baaqay in Imaaraat-ka laga….

0

Xildhibaanada golaha guurtada soomaliland oo sheegay in ay ka seexan waayeen Hadalkii shalay ka soo baxay Imaaraat-ka carabta ee Soomaliland loogu aqoonsaday Maamul hoostaga dowladda federaalka Soomalia heshiisyada maamulkaasi lala galaayana laga soo saxiixaayo magaallada muqdisho.

Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in Imaaraat-ku ka farxiyay Xamar kana naxiyay soomaliland isgaoona maamulka muuse biixi ka dalbaday in ay iska racdeeyaan Imaaraat iyo DP- world.

Halkaan Hoose ka daawo Muuqaalka