DAAWO: Xildhibaanada Besha Isaaq oo gaashanka udaruuray sheegashada Jabuuti

0

Qaar kamid ah xildhibaanada gollaha Baarlamaanka maamulka Soomaliland ayaa weerar ku qaaday dalka Jabuuti iyo madaxweynaha dalkaasi ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle oo ay ku eedeeyeen in uu doonayo in ganacsiga Soomaliland uu albaabada iskugu dhufto amaba xidho.