Daawo: Xildhibaan Mahad Salaad oo Toosh ku Ifiyay M.Farmaajo iyo R/Wasaare kheyre Kadib Xeerkii Maanta la Ansixiyay

0

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamaanka soomalia ayaa ugu baaqay guddoonka golaha shacabka in xeerka ay maanta ansixiyaan xildhibaanada baarlamaanka ee dalka looga mamnuucaayo DP-World in mudo cayiman loo qabto in madaxweynaha uu ku saxiixo xeerka ra’isul wasaarahana uu ku meel mariyo xeerka oo uu dalka uga saaro shirkadda DP-World.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka