Animation

Daawo : Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Sheegay in Xukuumadii Cumar C/Rashiid ay Mudantahay In Lagu Abaal Mariyo Heshiiskii MOU oo Soomaliya u Horseeday Guul iyo Horumar

no responses
Saturday September 24, 2016 - 10:17 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Iyadoo Maxkamadda Cadaaladda ee Hague ay soo gaba gabeysay Dhageysiga Dacwada Badda Soomaliya ayaa waxaa si qoto dheer uga Hadlay Xeer Ilaaliyaha Qaranka arinta la Xiriirta Heshiiska MOU oo Xukuumadii Cumar C/Rahsiid ee 2009-kii ay la gashay Dowlada Kenya.

Axmad Cali Daahir wuxuu si Cad u sheegay in Heshiiskii MOU ay soomaliya ku saxsaneyd Xukuumadii Cumar C/Rashiidna ay aad ugu saxsaneyd wuxuuna soo jeediyay in masuuliyiintii Dowladii KMG aheyd loo Mahad celiyo oo Abaal marin lagu siiyo Howshii Wanagsaneyd ay soo qabteen.

Halkaan Hoose ka Daawo Wareysiga Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlaya Heshiiska MOU.

 

Facebook Comments