Animation

Daawo: Xafiiska lasocodka Dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka ee Degmada Baardheere oo ka warbixiyay Waxyaabihii u qabsoomay Mudadii uu Xafiiskooda Furnaa.

no responses
Monday November 30, 2015 - 8:17 under Somali News by admin
mqdefault

Xafiiska lasocodka Dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka Degmada Baaredheere ayaa sheegay in Dhawaan ay hawl-galinayaan taargo Cusub oo ku buufsan Calaamada Jubaland opo la amri doono dhamaan gaadiileyda ineey gawaaridooda ku dhajiyaan.
Cabdulaahi aadan Dalal (Elaay) Madaxa Gaadiidka Maamulka Degmada Baardheere oo Lahadlay Warfidiyeenka ayaa hoosta ka xariiqay in xafiiskooda uu dhawaan si rasmi ah u bilaabi doono in gaadiidka Degmada Guud ahaan lagu xiro Taargada Dowlad Goboleedka Jubaland.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka.