Somali News Top News

Daawo: Xaafad Cusub oo qaab Casri ah loo dhisaayo oo Kismaayo laga hirgalin doono ( Goormee?)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Dhagax dhigay Xaafad Cusub oo laga dhisayo Magaalada Kismaayo.

Xaafadan oo qaab casri ah loo dhisayo ayaa lagu magacaaba Bilan ESTATE.

Madaxweynahu wuxuu ugu baaqay qurba joogta in ay maalgashadaan deegaanka si dalku uu dib u kabasho dhinaca dhismaha ah u sameeyo.

Related posts

Madaxda Qaranka oo Markab dushiis kula shiray Saraakiil Turki ah+Vidoe

admin

Madaxweynaha Kenya oo Khudbadiisa Shirka Addis-Ababa Si Kulul uga hadlay dagaalka Al-Shabaab

Ahmed sudani

Xasaasi: Alshabaab oo Dagaal Culus ku qaaday Ciidamo Itoobiyaan ah oo Maxaas kabax Kuwaasi oo kusii Jeeda……

Tifaftiraha K24