Animation

Daawo: Waxbadan ka Ogow waxaa uu ku Saabsanaay Shir Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho??

no responses
Tuesday October 25, 2016 - 2:40 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

shirkaaan oo ku saabsanaaa hormarinta ganacsiga soomaaliya ayaa waxaaa ka qayb galay wasiirka ganacsiga iyo warshaha xukumada soomaaliya ganacsatto isugu jirtay rag iyo dumar iyo beeralay iyo kaluumaysato hay’ad D I A.

barnaamijkaan lagu hormarinayo gacsiga dalka ayaa waxaa taageeraya bangiga aduunka oo  bixinayo dhaqaaalo la siinayo ganacsatada yar yar si loo helo ganacsi ku dhisan tan kaas oo sababa in la helo hormar ganacsiga soomaaliya ku tilaabsado.

wasiirka ganacsiga iyo warshadaha cabdi rashiid maxamed axmed oo shirka furay ayaa sheegay in loo baahan yahay gacan siinta ganacsatada yar yar xukuumaduna ay diyaar u tahay in kaalinteeda ay ka qaadato.

Nafiso Daahir Samatar oo katirsan rugta ganacsiga iyo warshadaha oo shirka hadalkooban ka jeedisay ayaa ganacsatada ugu baaqa si wax loogu qabto in ay iska diiwaan galiyaan rugta ganacsiga.

vlcsnap-2016-10-25-14h29m13s67-copy-1021x576 vlcsnap-2016-10-25-14h30m05s65-copy-640x360 vlcsnap-2016-10-25-14h20m27s186-copy-1021x576 vlcsnap-2016-10-25-14h18m36s104-copy vlcsnap-2016-10-25-14h18m11s111-copy-1021x576 vlcsnap-2016-10-25-14h18m01s10-copy-1021x576 vlcsnap-2016-10-25-14h17m50s166-copy-1021x576 vlcsnap-2016-10-25-14h21m34s78-copy-1021x576 vlcsnap-2016-10-25-14h21m45s206-copy-1021x576 vlcsnap-2016-10-25-14h28m09s212-copy-1021x576 vlcsnap-2016-10-25-14h16m32s147-copy