Animation

Daawo: Waxbadan ka Ogow Socdaalka Wasiir Maxamuud Aw-libaax uu ku tagay Dagmada Doolow ee Gobolka Gedo

no responses
Sunday November 27, 2016 - 12:10 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Jubbaland Maxamuud Awlibaax ayaa Waa ay gaareen Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo.

Wafdiga Wasiirka waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Doolow waxaana Socdaalka Wasiirka uu salka ku haaya Shirka Dhalinyarada oo lagu qaban doono Dagmada Doolow.

Sdoo kale Wasiirka ayaa u kuur gali doono Habsami u socodka Howlaha ay Wasaarada Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ka wado Dagmada Doolow iyo Guud ahaan Gobolka Gedo.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka Socdaalka Wasiir Aw-libaax