Somali News

Daawo:- Wasiirka Warfaafinta oo fowdo ku tilmaamay maamulada dalka kajira qaarkood

Wasiirka warfaafinta Soomaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa kahadlay xaalada dalka isagoona maamulada qaar ee dalka ka jira ku tilmaamay kuwo fowdo ah wuxuuna arintaas u sababeeyay in ay inta iska baxaan la kulmaan madaxda wadamada kale iyagoona fasax ka helin dowlada dhexe.

Hadalka wasiirka warfaafinta ayaa kusoo beegmaya xilli khilaaf siyaasadeed uu ka jiro doorashada Galmudug kaas oo u dhexeeya madaxa xukuumada Galmudug Sh.Shaakir.

Related posts

Akhriso: Liiska Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Jubbaland oo Maanta la doortay Xili wejiga Seddexaad lasoo gaba gabeeyay

Tifaftiraha K24

Daawo: Qaabka ay u dhacday Kala Qaadista Ciidamada Puntland iyo Galmudug ee Isku Horfadhiyay Galbeedka Magaalada Galkacyo Maxaase Hada Cusub???

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Shiikh axmad shaakir oo ku goodiyay in ciidanka ahlu-sunna ay la wareegi doonan ceelbuur isagoona dowladda ugu baaqay in ay……

Tifaftiraha K24