DAAWO: Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Somaliland oo ku eedeeyay maamulka Puntland iyo Xukuumada Somaliya in ay Ciidamo soo dhoobeen.

no responses
Saturday January 13, 2018 - 1:40 under Maqaalo by gurey
mqdefault
Spread the love

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ku eedeeyay Maamulka Puntland iyo Xukuumada Somaaliya in ay Soodhoobeen Ciidamo lixaad leh Xadka kala qeybiya labada Maamul.

Wasiirka ayaa sidoo kale dhankooda Xusay in aysan Somaliland Waqtigaan lajoogo diyaar u aheyn Dagaal dhiig ku daato waxuuna ugu baaqay Bulshada Caalamka iyo Dowladaha Dariska ah  in ay masuuliyadeeda qaadi doonto Xukuumada Somaliya wixii kadhasha Colaadahaan ay gadaal ka riixeyso Xukuumada Somaliya.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

 

 

Facebook Comments