Daawo: Wasiirka Aminga Jubbaland oo Muddooyinkaan abaabul ciidan ka waday Gedo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada kismaayo

0

Wasiirka wasaarada amniga dawlad Goboleedka jubaland abdirashiid Xasan cabdinuur oo Shaqo ugu maqnaa gobolka gedo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada kismaayo.

Wasiirka iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaraddaha kismaayo.

Wasiir Abdirashiid ayaa mudo waxa uu dagmada Doolow ka waday abaabul ciidan oo ka dhan ah al shabaab.

Jubbaland ayaa diyaar garoow xoogan galisay ciidamadeeda si ay uga qeyb qaataan dagaalkii uu dhawaan ku dhawaaqay madaxweyne farmaajo.

Halkaan hoose ka daawo Sawirrada.