Somali News

Daawo: Wasiir Isloow Iyo Genaral Koofi oo Maanta Kormeer Kusoo Sameeyay Xarunta Lagu Daabaco Baasaboorka Soomalia

Wasiirka wasaaradda amniga qaranka Mudane Maxamed Abukar Islow (Ducaale) iyo Agaasimaha Guud ee hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda soomalia maxamad aadan jimcaale koofi ayaa kormeer ku soo sameyay xarunta guud ee daabacadda baasaboorada oo dib u dhis iyo balaarin lagu sameyay.

Wasiirka ayaa saraakisha hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda ku dhiirigaliyay howsha wanaagsan oo ay bulshada Soomaliyeed u hayaan waxaana uu kula dardaarmay in ay si hufnaan ah ugu adeegan Bulshada ay u shaqeeyaan.

Agaasimaha iyo wasiirka ayaa si wadajir ah kormeer ugu soo sameeyay qeybha ay ka koobantahay xaruntaan iyagoona mid mid ula hadlay shaqaalihii joogay.

Related posts

Wariye Xalay Ka Badbaaday Isku Day Dil

admin

DEG DEG:- RW Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweyne Gaas oo Kulan Xasaasi ah Gaalkcyo uga socdo

admin

Degdeg: Shirkii Kismaayo oo markale lagu kala tagay, Madaxdii Dalka oo Kismaayo ka soo dhoofay Iyo RW Sharmaake oo Saxaafada u sheegay in Shirkii uu fashil Kusoo dhamaaday. “Akhriso”

admin