Animation

Daawo: Wariye Xamza oo ka tirsan Aljazeera ayaa Sawirro ka soo qaaday Deegaanadii ugu Dambeeyay ee Alshabaab ay la wareegen Gobolka Hiiraan

2 responses
Monday November 14, 2016 - 9:11 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wariye Xamsa Maxamed oo katirsan Tv-ga Aljazeera ayaa booqday Gobalka Hiiraan isagoo soo arkay goobaha ay baneeyeen Ciidamada Itoobiya.

Wariyaha ayaa tagay Mucaskar ay ku tababaranayeen dagaal yahano katirsan shabaabka oo muhaajiriin ay ku jireen.

Degmooyin ku yaal gobolada Hiiraan iyo Bakool ayaa kamid ah deegaanada ay ciidamada Ethiopia ka baxeen Waxaana Deegaanadaasi la wareegay Alshabaab.

Wariye Xamza Waxa uu soo qaaday Sawirro Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo Tababar ku qaadanaya Mucaskar Ciidan .

Xamza oo Muqdisho kusoo laabtay ayaa Waxa uu Xarig kala kulmay Nabad Sugida Soomaliya Isaga iyo Kaamira maankii la socday waxaana NISA ay Xamza ku eedeysay in uu tagay Deegaano ay Shabaabka Maamulaan.

Hadaba Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada uu Wariye Xamza kasoo qaaday Alshabaab:

0e0f1365ef3c45a385fb7598d8bf5c7a_8 01c68cb4aa2e460fb1444085c8a8960d_8 1c29ce2f07c041ca95a9b11f33886d12_8 5a19fb92fb714094973ef2f294e7aba1_8 8 8d0a7a27dc7d4cc289acf5c58b3e1cf4_8 9 9b379f79faa2456a84c5d4e9da3444e7_8 9f367110a4d24d298dc0824080a09545_8 12 13 14 15 15d49290ee964466aa06c1d3cee5e504_8 428f806cb3454c3a97b67b39e272961a_8 935e1e1f8d4248f689d604a9a26bf26b_8 918361dc00c1495cb3c5fb5745d76419_8 b48c1e6684964cd4ae8ba75f04269578_8 b7005ab2ec0944f5bccbdd49ca80701d_8 f768b20103084507943e5373e3318755_8