DAAWO: Wararkii ugu danbeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho & muuqaalo murugo leh.

0

Wararkii ugu danbeyay ee hadda naga soo gaaray ayaa sheegay in dhaawacya akal duwan la geeyay isbitaalada muqdisho iyadoo wali ay rasaas xoogan ka socota hotelka u qaraxa ka dhacay wanaxa gubanaya dhismihii uu ka dhacay.

In kastoo hadana warar kala duwan aksoo baxayaan wararka ku saabsan qaraxa waxa kismaayo24.com ay idiin soo gudbineysa hadba xogta ugu danbeysay ee qaraxyada ka dhacay muqdisho.