Somali News

DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dunida Iyo Maanta…..

Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Masuul katirsan DFS oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay shilkii diyaaradeed ee Itoobiyaan Air, MD Farmaajo & RW Kheyre ayaana fariimo soo saaray

Maxkamadda ICJ oo fariin adag udirtay Kenya maxaase ka jira in Soomaaliya ay dacwada ka laaban doonto.

  HOOS KA DAAWO:

Wararka kale waxaa ka mid ah: Fariintii uu Shacabka Soomaaliyeed uga tagay Wasiir Marxuum Xoosh Jibriil oo maanta la faafiyay iyo Qodobo kale.

Related posts

Rail Odinga iyo ku xigeenkiisa oo Madax ka socatey dalka Mareykanka ka codsadey in Ciidamada Kenya laga soo saaro Soomaaliya

admin

Akhriso: Farmaajo oo amaro culus kusoo rogay qaar kamid ah wasiirada xukuumadda kheyre xili wasiirada ay…..

Tifaftiraha K24

DAAWO MUUQAALKA : Shirweynaha Beesha Habargidir oo maanta ka furmaya Hobyo.

admin