Animation

DAAWO: Warar deg deg ah oo naga soo gaaray gudaha Soomaaliya – DFS & P/Land oo…

no responses
Monday July 10, 2017 - 6:01 under Kaydka Wararka Xulka ah by nairobi

Wararka ugu waa weyn Soomaaliya waxaa kamid ah: Madaxda DFS iyo kuwa maamulada oo qoorta iskula jira, halkee ayuu marayaa qorshaha dhisida ciidamada qaran, Khilaafka udhaxeeya DFS iyo Maamulka P.Land iyo Jawaabta Koofur Galbeed.

Sidoo kale, wararka waxaa kamid ah Madaxda DFS oo hal go’aan qaatay iyo Wasiirada xukumadda oo qorsheeyay in Amniga Muqdisho loo wada istaago

HOOS KA DAAWO WARARKAAS IYO KUWA KALE