Arimaha Bulshada Somali News Top News

Daawo: Wafdi Hordhac u ah Socdaalka Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaallooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel

Magaallooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel waxaa gaaray wafdi dowladda federaalka ka socda oo hordhac ah socdaalka madaxweyne Farmaajo ku imaan doono Magaallooyinka Dowlad goboleedka Galmudug.

Wafdiga waxaa horkacaya siyaasiga cali yare cali waxaana si diiran usoo dhaweeyay dadweyne badan oo ruxaya calanka jamhuuriyadda federaalka iyo kan dowlad goboleedka galmudug.

Wafdiga uu hogaaminaayo cali yare waxa ay sii agaasimi doonan soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo ee Magaalloyinka Galmudug ku imaan doono maalmaha foodda nagu soo hayo,

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

Related posts

Galmudug oo so dhawaysay dhismaha Maamulka….

admin

Daawo: Muuqaal taariikhi ah oo aad la ilmeyn doonto Madaxweyne ku xigiinkii Dowladii kacaanka Hussein Kulmiye Afrah

admin

Faah Faahin ka soo Baxeysa Qaraxa ka dhacay Xarunta Gaadiidka Booliska Magalada Muqdisho

admin