Daawo: Faaduma Nagruuma iyo Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Caabudwaaq

no responses
Saturday January 13, 2018 - 7:45 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaa gaaray wafdi balaaran oo hordhac u ah socdaalka madaxweyne Farmaajo uu ku tagi doono magaalada caabudwaaq maalmaha soo socda,

Wafdigaan oo u gogol xaaraya socdaalka madaxweynaha ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Caabudwaaq.

Wafdiga gogal xaarka u ah Madaxweynaha Jammuriyada Federalka waxaa ka mid ah Fanaanada weyn ee Faadumo Nagruuma oo 40 sanno ugu danbeysay Magaalada Caabudwaaq.

La-taliyaha Madaxweynaha Cali daahir Ciid ayaa kamid ah wafdiga madaxweynaha uga sii hormaray magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Facebook Comments