Daawo: ururka Haweenka Degmada Baledxaawo oo Deeq Gaarsiiyay isbitaalka guud ee Degmadaasi.

0

Ururka haweenka ka dhisay degmada Baladxaawo gobolka Gedo ee layiraahdo Daryeel Group ayaa deeq gaarsiiyey bukaanka kujira isbitaalka degmada Baladxaawo Sahra Maxamed yuusuf oo ah madaxda ururka Daryeel group ayaa dhar ku wareejisey bukaanka kujira isbitaalka.