Animation

Daawo: Shirkii Madasha Qaran oo Goordhaw lasoo Gaba gabeeyay iyo War-murtityadeed Xasaasi ah oo laga soo saaray

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 10:39 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay shirka madasha wadatashiga Hogaamiyayaasha Soomaalida kaas oo mudo dhowr cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho.

Qodobada ka soo baxay Shirka Madasha ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay Daud Aweys Afhayeenka Madaxtooyada Soomaliya.

Madasha ayaa isku raacday in la dardar galiyo hawlaha soo xulista labada Aqal ee Baarlamaanka iyadoo gudiyada kala duwan ay dardar galinayaan hawlahooda.

Warmurtiyadeedka oo Qoran Goordhaw Naga Filo Insha allah

a-1 aa-630x420 aaaa-630x420 aaaaa-630x420 aaaaa-640x427 aaaaaaa-630x420 aaaaaaaa-630x420