Animation

Daawo: Shir jaraa’idkii ugu horeeyay oo Madaxweyne Farmaajo uu qabtay tan iyo markii la doortay muxuuse kaga hadlay???

no responses
Friday February 10, 2017 - 12:06 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaaho ayaa ka hadlay abaaraha ka jira dalka oo saamayn wayn ku yeeshay dad badan oo Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Qurba joogta iyo Shacabka Soomaaliyeed ee wax heesta inay u gurmadaan dadka Soomaaliyeed oo haatan Abaartu wax la’aan dhigtay.

Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay dadka banaanbaxa inay joojiyaan dabaagdegyada lagu taageerayo, wuxuuna tilmaamay in haatan ololihii uu dhamaaday oo loo baahanyahay shaqo.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ugu danbayntii wuxuu madaxweynaha Soomaaliya shacabka Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geeridii ku timid madaxweynihii hore ee Puntlnad Gen. Cadde Muuse Xersi.

Halkaa ka daawo shirka jaraa’id madaxweyne farmaajo

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.