Daawo: Shiikh Cali Dheere iyo Horjoogayaal Alshabaab ah oo Muqdisho lagu arkay

0

Afhayeenka Alshabaab shiikh cali Dheere iyo Hoggaamiyeyaal sare ayaa ka soo muuqday Magaalada Muqdisho meel ay shabaabku sheegeen in dadka loogu qeybinaayay lacago zakawaad ah .

Dad badan ay la yaaban sida ay ku suurta gashay in hoggaamiyeyaal Alshabaab ka tirsan Gudaha Caasimadda lagu dhex arko weliba goob bulsho ah oo dad badan ay ku sugnaayeen waxaana muuqata in sirdoonka Soomalia uu u taag waayay xuuraansiga iyo dabagalka xubnaha Alshabaab.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka