Animation

Daawo:- Shacabka Caasimadda Puntland ee Garowe oo Soo Dhaweyeey Gudoomiye Axmed Cali Xaashi

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 5:09 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Qaar Kamid ah Shacabweynaha kunool Caasimada Dowladda Puntland ee Garowe ayaa soo dhaweyeey Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi oo Maalintii shalay ahayd Mudanayaasha Barlamaanka PL ay doorteen.

 

Shacabka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay waxqabad wanaagsan ka sugyaan mudane Axmed Cali Xaashi oo ay shegeen in uu yahay nin wax badan ka og xaalada Dalka.

Hoos kadaawo Warbixin Muqaal ah