Animation

Daawo: Senatorada Galmudug iyo Dowlada Federaalka oo Arin aad Muhiim ah Iska Kaashaday… Tollow Maxay tahay???

no responses
Tuesday November 15, 2016 - 5:42 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Deeq Daawo ah oo ay soo Dirtay Dowlada Federaalka ayaa Maanta waxa ay soo gaartay Isbitaalka Magaalada Galkayco.

Isbitaalka magaalada Galkacyo ayaa loogu tala galay In Daawadan ay uga faaiideyaan dadka Shacabka ah ee ku Nool Magaalada Galkacyo waxaana Deeqdaan soo dhiibtay Dowlada Federaalka ee Soomaliya .

Helitaanka Deeqdaan daawada ah waxaa Kaalin wey oo Muuqata ka qaata Senetorada Dhawaan la doortay Ee Galmudug kuwaasi oo Dadaal ku bixiyay Keenida Deeqdaan daawada ah.

Senetorada Ayaa Bukaamada ku jira isbitaalka Hal Hal u Booqday Iyagoona Ugu Dambeyn ugu baaqay Galmudug iyo Puntland in la dhowro Heshiiska Galkacyo lana Adkeyo Nabada Galkacyo.

Deeqdaa Daawada ayaa la sheegay in ay tahay Seddex Tan oo Daawo ah taasi oo loogu tala galay Cisbitaalka Magaalada Galkacyo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Munaasabada Deeqdaan lagu wareejinaayay Maamulka Cisbitaalka

qeybdiid1-768x432 qeybdiid2-640x360 qeybdiid3-768x432 qeybdiid4-768x432 qeybdiid5-768x432 qeybdiid6-768x432 qeybdiid7-768x432 qeybdiid8-768x432

dawo1-768x432 dawo2-768x432 dawo3-640x360 dawo4-768x432 dawo5-640x360