Animation

Daawo Sawirro+Dhageyso: Dhalinyaro Soomaliyeed oo ku Nafwaayay Wadanka Koonfur Afrika Kadib markii Dab uu qabsaday Dukaan ay ku Ganacsanaayen

no responses
Monday November 21, 2016 - 6:22 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Afar qof oo ganacsato Soomaali ah ay dhinteen ka dib markii dab uu qabsaday goobtooda ganacsi.

Dhawaan ayaa ganacsade Soomaaliyeed sidoo kale lagu dhex gubay goobtiisa ganacsi.

Weli ma cadda in dukaankan dab la qabadsiiyay iyo inuu gudaha ka kacay, laakiin horey falal Somali lagu gubay ayaa ka dhacay Gobolka Eastern Cape.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Muxiyadiin Nuur Jileey oo ka mid ah Masuuliyiinta jaaliyadda Somalida ee gobolka Eastern Cape ayaa Laanta Afka Soomaliga ee VOA uga waramay Mashaqada ka dhacday Gobolka  Eastern Cape ee Dalka Koonfur Afrika.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

 

fb_img_1479742577231 fb_img_1479742790982 sawir2 sawir3 sawir4

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.