Animation

Daawo Sawirro: Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha General Koofi oo Kismaayo lagu soo dhaweeyay Muxuuse Halkaasi u tagay???

one response
Monday November 7, 2016 - 2:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wafdi uu Hogaaminaayo Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowlada Federaalka ayaa maanta waxa ay gaareen Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Maamulka Jubbaland.

Hogaanka Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha G/Sare Max’ed Adan Jimcale waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo waxaana Halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland.

General Koofi socdaalkiis Kismaayo waxaa lagu sheegay u kuurgalida Xaalada ay ku Shaqeeyaan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Jubbaland Isagoona Kormeeri doono xarumaha ay ku Howlgalaan.

Mudada uu joogo Kismaayo wuxuu kulan la qaadan doona Masuuliyiinta Jubbaland .

Koofi wuxuu dhawaan kasoo laabtay magaalada Cadaado halkaasi uu kaga soo furay Xafiis Cusub oo Lanata socdaalka iyo Jinsiyadaha ay ka Furatay Deegaanada Galmudug.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada:

14907024_989413901186494_2244595317783756650_n 14910429_989414297853121_705766508833698584_n 14915285_989415794519638_4711655713025161400_n 14915686_989416231186261_8267214519955445007_n 14925313_989415947852956_5830024613916126995_n 14937297_989414821186402_8208236895985887921_n 14947732_989412241186660_6395442249453062248_n 14955942_989411937853357_7340952447066915735_n 14962552_989413011186583_4700674336476273737_n 14963151_989412431186641_4184641542684601469_n 14963315_989415584519659_6800917280471381310_n 14992073_989414551186429_3098830773294065703_n 14993356_989412627853288_8858370794040399726_n 14993569_989412107853340_6028065442179959111_n 14993581_989411377853413_1436007057123747594_n