Animation

Daawo Sawirro: Soomalida Isticmaasha Barta Facebooka oo Maadeysi iyo Sawirro Cajiib ah ka sameeyay Guusha Donald Trump uu ka gaaray Doorashada Mareykanka

2 responses
Wednesday November 9, 2016 - 12:48 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Doorashada Madaxtinimada Wadanka Mareykanka Waxaa ku Guuleystay Donald Trump Ninka lagu Magacaabo Kaasi oo Inbadan Hadalo Xanaf ah kula Kacay Bulshada Soomaliyeed ee Dalka mareykanka iyo Weliba Bulshada Kale ee Muslimka ah.

Hadaba Tan iyo Marka ay Doorashada Bilaabatay Shalay ilaa Saakay waxaa Baraha Bulshada Mar qura Is qabsaday Ficilo ay Soomalida ka dhiibayaan Doorashadan iyo Hadii uu ku Guuleysto Trump waxa u dambeyn kara Soomalida ku Nool Mareykanka.

Barta Facebooka Markaad sidaan u dhexgasho Durbaba waxaa kaa Hor Imaanaya Ooraah aad looga soo Horjeedo in Trump uu Madaxweyne ka Noqodo Dalka Mareykanka iyadoona sidoo kale Soomalida ku Nool Wadamada kale ee Caalamka iyo weliba kuwa ku Nool Gudaha Dalka ay Aad ugu Maadeysteen Somalida ku Nool Mareykanka.

Hadaba Jubaland24.com ayaa soo Uruurisay Qaar kamid ah Sawirrada ay Facebooka soo dhigayeen Qaar kamid ah Bulshada Soomaliyeed iyo weleiba sida ay uga Fal celinayeen Doorashada Mareykanka oo Trump uu ku Guuleystay.

Xuquuqda Sawirrada waxaa Iska leh Jubaland24.com

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA FACEBOOKA:

1234567891011121314151617192021222324