Somali News

Daawo Sawirro: Qaraxii ka dhacay agagaarka Hotel Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho iyo qasaaraha ka dhashay

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka Hotel Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa meel aad muhiim ah oo dadka ay ku badan yihiin, oo ku dhow isgoyska Xaawo taako ee magaalada caasimadda ah.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa ah qeybta baabuurta la dhigto ee maqaayadda.

Inkastoo uusan qaraxaasi geysan wax khasaare nafeed, haddana waxa uu sababay bur bur hanti, ayada oo baabuurka qarxa uu gebigiis burbaray.

Halkaan ka daawo sawirrada

Related posts

Ururka Alshabab oo Xaqiijiyay Weerarkii Xalay lagu qaaday Dagmada Awdheegle ee gobolka shabeelada Hoose

admin

Xaaf Oo Danbi Lagu Maxkamadaynayo Akhriso Warqadaan

admin

Qaar kamid ah Ciidamada Booliska Somaliya oo Tababar Casri ah uga Socdo Dal kamid ah.

admin