Animation

Daawo Sawirro: Qaabka ay Maanta u dhacday Dhageysiga Dacwada Badda ee u Dhaxeysa Soomaliya iyo kenya

no responses
Monday September 19, 2016 - 1:21 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ee ku taala magaalada Hague ee dalka Holland ayaa maanta si rasmi ah uga furantay dhagesiga dacwada Badda Soomaaliya ee u dhaxeysa labada da Soomaaliya iyo Kenya.

Dhageysig Dacwaddan oo socon doonto muddo afar maalmood ah, waxay Maxkamaddu maaanta dhageysatay dooda ay Dawladda Kenya ka qabto dacwadda.

Warku wuxuu intaa ku daray in Berito ay Maxkamddu dhageysan doonto waxay ay Soomaaliya ka qabto iyo cadeymaha ay horgeynayso Maxkamadda Hague ee la xiriirta arrimaha muranka Badda Soomaaliya.

Labada dalba waxaa maxkamada ku matalaya ama uga doodaya sharci yaqaano shisheeye!

d1-1 d2-1 d3-1 d4-1 d5-1 d6-1 d7-1 d8-1 d9-1 d10-1 d11-1 d12-1 d14-1 d15-1 d16-1 d18-1 d20-1