Animation

Daawo Sawirro: Maxaadan Ogeyn General Diini oo u Jooga Wadanka Burundi??? War ayaan idin kaga heynaa

no responses
Saturday October 29, 2016 - 8:15 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo booqasho ku jooga dalka Burundi ayaa shir guddoomiyey Shirka sanad laha ee Dalalka ku bahoobay Ciidamadda Birmadka geeska Afrika.

Wasiir Diini oo shirka khudbad ka jeediyey ayaa ku soo qaatay arrimo dhowr ah oo ka mid yihiin sidii xasilooni loogu soo dabbaali lahaa dalalka bariga Afrika ee ka jiraan dhibaatooyinka Ammaanka.

Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali ayaa xusay in Madaxda ay u midoobaan sidii loo xoojin lahaa la dagaallanka argagixisada dhibaatada ku heysa bulshada Qaaradda Afrika.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

received_782496388558253 received_782496405224918 received_782496585224900 received_782496588558233 received_782496835224875