Animation

Daawo Sawirro: Magaalada Cadaado oo maanta ay Gaareen Wafdi Isugu Jira Abwaano iyo Aqoonyahano iyo soo Dhaweyn Balaaran oo loo Sameeyay

one response
Wednesday November 9, 2016 - 4:02 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wafdi ka socda Golaha Abwaaniinyta Soomaliyeed iyo Aqoonyahano ka Amababaxy Maagalada Muqdisho ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka galmudug.

Wafdigaan waxaa Garoonka ku soo dhaweyaya Masuulyin katirsan Galmudug iyo Qeybaha Bulshada ,iyagoona socdaalgooda hal ku dhig uga dhigay socdaalka xal u hilada Codaalada Galkacyo.

Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Mudug dhanka amniga iyo siyaasada Cabdi xuseen shiiq maxamuud ee Galmudug ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uu soo dhaweynaayo Dadaalka Nabadeed .

Aqoonyahan Cali taakoow  iyo Gudoomiye ku-xigeenka Gulaha Abwaanada Soomaliyeed xirsi dhuux oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in u jeedgooda yahay ka Qeyb qaadashada  Nabada Gaalkayo ,waxaa ayna bulshada Galmudug ugu Baaqeen fududeenta Ololaha Nabad uraadinta Colaada Gaalkacyo.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada:

abwaan2 cadaado-ok cadaado-ok1 cadaado-ok2-1 cadaado-ok3 dsc01086 dsc01089 dsc01092-1 dsc01093-1 dsc01094-1 dsc01095-1 dsc01096 dsc01097 dsc01098 dsc01099 dsc01100