Animation

Daawo Sawirro: Madaxweynaha Uganda oo Sameeyay Ficil aysan Sameyn karin Madaxda Wadamda Afrikaanka ah Kadib Markii uu dib Ugu Laabtay Beertiisa oo ……..

no responses
Tuesday November 1, 2016 - 3:32 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa dib ugu laabtay beertiisa. Wuxuu sii joogi doonaa muddo isbuuc ah.

Madaxweyne Museveni Beeralayda ayuu tusayay sida loo beero loona waraabiyo Mooska.

Kolanyadii gawaarida ee wehlin jirtay wuu ka soo tagay oo wuxuu wataa baaskiil uu biyaha ugu soo dhaamiya beertiisa.

Madaxweynaha ayaa Dadka deegaanka qaarkood waxa uu barayay sioda loo beero mooska.

Museveni Wuxuu wataa baaskiil uu biyaha ugu soo dhaamiya beertiisa. Beeralayda oo xitaa damcay inay caawiyaan ayuu ka diiday.

Qaar kamid ah Beeralayda ayaa ku soo xoomay si ay u daawadaan madaxweynahooda.

Sidoo kale Beeraleyda waxa usoo daawasho tageen in ay Arkaan Madaxweynihii wadankooda oo Beertiisa ka dhex shaqeynaayo taasi oo ah wax qariib ku ah Qaarada Afrika iyo Madaxweynayaasha wadamada Afrikaanka ah,

Madaxweynaha ayaa Xog wareysi la yeeshay Beeraleyda qaarkood isagoona ku dhiira galiyay in ay ku dadaalan Tacbashada Beerahooda taasi oo ay kaga Baahi bixi karaan waxkastoo ay u baahanyihiin Dalkoodana uu Hormar Balaadhan ku Gaadhi karo.

Hadaba Su’aashu waxay tahay malaga yaaba in Madaxweyne Soomaliyeed uu Falo sida uu Museveni ku dhaqaaqay Mise jirtaa Madaxweyne Iska dhowraayo Hantida Dalkiisa iyo Dadkiisa kuna Tashanaayo Maalka uu heysto waxay doonto hala ekaatee????

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

_92164636_m71 _92164638_m72 _92168669_m73 _92168671_m74 _92168673_m75 _92168675_m76 _92168899_m77777 _92168978_odayga _92169042_caaadi