Daawo Sawirro: Jubbaland oo soo Bandhigtay Sargaal sare oo Alshabaab kasoo goostay+Magaciisa

no responses
Tuesday February 13, 2018 - 7:08 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Maamulka jubbaland ayaa soo bandhigay sarkaal ka tirsan alshabaab oo ay sheegeen in uu isku soo dhiibay dowlad goboleedka jubbaland.

Sargaalkaan oo magaciisa ay ku sheegeen Cabdinuur Macalin Xasan ayaa waxa uu ahaa taliye horin waxaana uu isku soo dhiibay ciidamada jubbaland ee ku sugan dagmada baardheere ee gobolka gedo.

Jubbaland wxa ay sheegtay in sargaalkaan isa soo dhiibay uu go’aansaday in ka baxo alshabaab maadama uu u adkeysan waayay dhibaatada alshabaab ay ku hayan shacabka soomaliyeed sida ay sheegeen saraakiisha jubbaland.

Alshabaab dhankeeda wax war ah kama soo bixin oo ku saabsan sargaalkaan isku soo dhiibay jubbaland.

Facebook Comments