Daawo: Sawirro Hordhac ah oo naga soo gaaray Xarunta Golaha Shacabka oo qaban qaabadii ugu dambeeysay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka ay ka socoto

0

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Goordhaw ka bilaaban doonta Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya.

Doorashadaan waxaa ka qeyb galaya Wakiilo ka socda Beesha Caalamka iyo Masuuliyiin Dowlada Federaalka ka tirsan.

Qaban qaabadii ugu dambeeysay ee diyaar garowga doorashada Guddoonka ayaa hada socota Waxaana Inoo suurta gashay in Sawirro Hordhac ah ka helno Halka ay ka dhici doonta doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

1-5 2-5 3-6 4-5 5-4 6-3 b9649298