Animation

Daawo Sawirro: Gaarigii Maanta ku Qarxay Kasoo horjeedka Seebiyaano ee Muqdisho oo la sheegay in uu watay qof……

no responses
Tuesday October 4, 2016 - 3:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayan qarax maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasi oo lagu oo xiray gaari.

Qaraxa waxa uu ka dhacay kasoo Horjeedka Seybiyano ee Degmada Hodan waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay ilaa 4 Ruux oo Shacab ah.

Dadka Dhaawacmay waxaa ka mid ah Laba Ruux oo haween ah iyadoona dhaawacyadala dhigay Cisbitaalada muqdisho.

Ma jirto Cid sheegatay Qaraxaan Waxaana la sheegay in gaariga qarxay uu watay Qof shacab isagoona dhigtay Meel Goomiiste ah kadibna qaraxa uu qabsaday gaariga.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

1w 2w 3w 4w 5w