Animation

Daawo Sawirro dheeraad ah Dagaalkii Gaalkacyo Iyo Magaalada oo gubaneysa, Xageese kala joogaan labada Ciidan.

no responses
Saturday November 28, 2015 - 1:49 under Somali News by admin
mqdefault

Muuqaalada Ayaa ah kuwo aan kasoo duubnay Magaalada gaalkacyo xilli Dagaal adag uu saaka ka dhacay halkaasi.

Kismaayo24 oo Ilaa saaka u taagneyd iney daboosho baahiyaha Dagaalkaasi Ayaa waxaa u suuragashay iney muuqaalo kasoo duubto qeybo kamid ah Magaalada oo gubaneysa

Ciidamada galmudug Ayaa Maamulaya inta badan aagaagii lagu dagaalamay waxaana hadda Puntland ay wadaa Dadaalo ay ku dooneyso iney dib ugula wareegto goobihii saaka Dagaalka looga qabasaday.

Hoos ka Daawo sawirada gaalkacyo Iyo xaalkeeda maanta.

image

image

image

image

image