Animation

Daawo Sawirro: Ciidamada Xooga Dalka oo Howlgal Saf Mareen ah ka Sameeyay Deegaan 15-KM dhanka Galbeed kaga Beegan Magaalada…..

3 responses
Saturday November 12, 2016 - 8:23 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ciidamada Dowlada Soomaliya ayaa Howlgal qaatay muddo saacado ah waxa ay ka sameyen degaanka Ceel-abakar oo 15 km dhanka galbeed kaga beegan degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Deegaanka waxaa ku sugnaay Alshabaab Ciidamo ka tirsan Sida ay sheegayan Saraakiisha Hogaamineysay Howlgalka.

Howlgalka ayaa waxaa hogaaminayay gudomiyaha gobolka Shabellaha hoose Ibraahim Aadan Cali Najax saraakiisha ciidanka xoogg  dalka ee ku sugan degmada Baraawe iyo maamulka degmada.

Taliyaha ururka 1-aad guutada 3xaad ee Ciidan XDS Gaashaanle  Cali Dagaaal  Xirsi ayaa sheegay in ciidanka XDS  ay gaareen degmada Sablaale halkaana ay ku dileen tiro Askar oo ka tirsan Alshabaab sidii Taliyaha Hadalka u dhigay.

Gudoomiyaha degmada Baraawe Aadan Cumar madoobe ayaa sheegay in Howlgalkaan ciidanka XDS ay ku bacsanayaan shabaab uu sii socon doono.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Howlgalka

vlcsnap-2016-11-12-02h08m27s111-copy vlcsnap-2016-11-12-02h06m57s0 vlcsnap-2016-11-12-02h06m03s247 vlcsnap-2016-11-12-02h06m03s247-copy vlcsnap-2016-11-12-02h05m46s75 vlcsnap-2016-11-12-02h01m11s145 vlcsnap-2016-11-12-02h03m34s37 vlcsnap-2016-11-12-02h00m17s63 vlcsnap-2016-11-12-01h59m54s132 vlcsnap-2016-11-12-01h59m11s198 vlcsnap-2016-11-12-01h58m45s219 vlcsnap-2016-11-12-02h05m15s3 vlcsnap-2016-11-12-02h05m15s3-copy vlcsnap-2016-11-12-02h04m58s84 vlcsnap-2016-11-12-02h03m34s37 vlcsnap-2016-11-12-02h03m17s79 vlcsnap-2016-11-12-02h01m27s57 vlcsnap-2016-11-12-02h01m11s145 vlcsnap-2016-11-12-01h59m11s198 vlcsnap-2016-11-12-01h58m45s219 vlcsnap-2016-11-12-01h57m20s13