Animation

Daawo Sawirro: Alshabaab oo Dagmada Jilib ku soo Bandhigtay Maydadka Askar Kenyaan ah iyo Baabuur Dagaal

no responses
Sunday September 25, 2016 - 6:07 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Dagaalyahanada Alshabaab ayaa Dagmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen Meydadka Askar Kenyaan ah oo ku dhintay Weerar ay Alshabaab dhawan ku qaaday Hoomay oo ka Tirsan Magaalada Gaarisa ee Woqooyi Bari kenya.

Alshabaab sidoo kale waxa ay soo bandhigeen Gadiid dagaal oo Ciidanka Kenya ay leeyihiin .

Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira Rag, Dumar iyo Caruur ayaa isugu soo baxay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Jilib, halkaas oo lagu soo bandhigay meydadka Askarta Kenyaanka ah.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

dsc09391-640x480 dsc09403-640x480 dsc09407-640x480 dsc09432-640x480 dsc09468-640x480 dsc09579-640x480 dsc09598-640x480 dsc09599-640x480 dsc09602-640x480 dsc09605-640x480 dsc09609-640x480 dsc09620-640x480 dsc09627-640x480 dsc09628-640x480 dsc09629-640x480 dsc09633-640x480 dscf2655-640x480 dscf2656-640x480 dscf2661-640x480