Animation

Daawo: Sawirradii ugu horeyay ee laga soo qaaday deegaanka leego oo dhawaan ay shabaab la wareegeen

no responses
Monday August 7, 2017 - 4:12 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Deegaanka leego ee gobolka shabeellada hoose oo dhawaan ay isaga baxeen ciidamada amisom ayaa waxaa gacan ku heynteeda la wareegay xarakada alshabaab.

Muuqaalkii ugu horeeyay ee laga soo qaaday deegaanka leego ayaa waxaa ay muujinaya in dagaalamayaasha alshabaab ay magaalada gacanta ku haayaan.

Sawirro laga soo qaaday dhufeysyadii ay ciidamada amisom ka guureen ayaa waxaad ku arkeysa dadka deegaanka oo saldhigyada ciidamada gudaha uga jira iyagoo weliba qaadanaya dhismayaashaa ay dhufeeska ka dhigteen ciidamada amisom ee mudada ku sugnaay deegaanka leego.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada deegaanka leego