Animation

Daawo : Sawirradii Ugu Horeeyay ee Laga soo Qaaday Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Lagu dilay Gen Goobaale

no responses
Sunday September 18, 2016 - 3:44 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Inta la Xaqiijiyay Ugu Yaraan 7 ruux oo uu ku jiro taliyihii Guutada 3-aad ee CXD, Gen. Maxamed Warsame Gobanle ayaa ku geeriyooday weerar ismiidamin ah oo ku dhacay nawaxiga Wasaarada Gashan-dhiga ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa weerarka sidoo kale ku geeriyooday 6 askari oo ciidankii ilaalada u ahaa taliyaha.

Al-Shabaab ayaana sheegatay mas’uuliyadda weerarkan lagu dilay taliyaha.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada

14080854_10205740293386784_824912010_n-1-640x480 14388843_10205740292306757_2014139369_n-2-640x480 14388918_10205740293826795_29157537_n-1-640x480 14389731_10205740294266806_1732956307_n-1-640x480