Animation

Daawo: Sawirradii ugu horeeyay abuu mansuur oo sheegay in uu shabaab ka baxay

no responses
Tuesday August 15, 2017 - 11:27 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Hogaamiyihii hore ee kooxda alshabaab shiikh mukhtaar roobow abuu mansuur ayaa maanta warbaahinta kula hadlay magaalada muqdisho waxaana uu sheegay in uu ka tanasulay fikirkii argagaxisnimada ee shabaab .

Abuu mansuur ayaa sheegay in muddo hada laga joogo afar sano uu shabaabka ka baxay islamarkaana uu mowqifkiisa bedelay kadib markii uu arkay falalka ay kooxda ku dhaqmeyso ee ah dhibaateynta shacabka.

Abuu mansuur ayaa sidoo kale sheegay in shacabka uu u cadeynaayo in shabaab uusan ka tirsanyen haddana uu wada hadal kula jiro dowladda federaalka.

Shiikha wuxuu sheegay in meel wanagsan ay mareyso wada hadalka uu kula jiro dowladda federaalka.

Halkaan hoose ka daawo sawirrada